Toogasho dad lagu dilay oo ka dhacday Magaalada Copenhagen (Daawo Sawirro)

Sida ay booliisku sheegeen, Tiro dadah ayaa lagu dilay, qaar kalena waa ku dhaawacmeen toogasho ka dhacday xarun laga dukaameysto oo ku taal caasimadda Denmark ee Copenhagen. Taliyaha booliska Soeren Thomassen oo ku dhawaaqay dhimashada ayaa sheegay in nin 22 jir ah oo reer Denmark ah loo xiray weerarka. Mr Thomassen waxa uu sheegay in … Continue reading Toogasho dad lagu dilay oo ka dhacday Magaalada Copenhagen (Daawo Sawirro)